Ciidanka Suudaan oo burburiyay gaadiidkii dagaal ee RSF ay ku heysteen madaxtooyada
Mar 19( Jowhar)-Ciidanka dalka Suudaan ayaa bur buriyey dhammaanba gaadiidkii dagaal ee ay haysteen kooxda RSF ee ku sugnayd magaalada Khartuum gaar ahaanna aqalka Madaxtooyada oo kooxdan gacanta ugu jirey.Duqyaymo iyo dagaal culus oo!--more-->…