Baritaano La Codsaday Kadib Markii la Shaaciyay Qorshayaasha Dagaalka Maraykanka
Mar 25(Jowhar)-Madaxa Xisbiga Dimuqraadiga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa dalbaday "baaritaan dhab ah" ka dib markii Aqalka Cad uu xaqiijiyay in weriye uu ka mid ahaa koox wada sheekeysi ah oo xoghayaha difaaca Mareykanka Pete Hegseth…