Dowladda Turkiga oo xabsiga dhigtay duqa magaalada Istanbul
Mar 19 (Jowhar)-Dowlada Turkiga ayaa xabsiga dhigtay Duqii(maayirkii) Magaalada Istanbul, Ekrem İmamoğlu, isaga oo lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo gacan-siinta koox argagixiso ah.Talaabadan ayaa waxaa cambaareeyay xisbiga mucaaradka ugu!--more-->…