Gudoomiye Mohammed Ali Yusuf dhiig cusub ma ku shubi karaa Midowga Afrika?
Mar 24(Jowhar)-Dad badan waxay u haystaan in Maxamuud Cali Yusuf yahay Soomaali, laakiin xaqiiqada ayaa ah inuu ka soo jeedo qowmiyada Canfarta ee degta seddex xagalka Jabuuti, Eretaria, iyo Itoobiya.
Walow uusan Soomaali ahayn wuxuu si…