Mareykanka iyo Isra’il oo sheegay in Soomaaliya iyo Sudan lakala dajinayo Falastiintiinta Qaza
Mar 14(Jowhar)-Mas'uuliyiin ka tirsan Mareykanka iyo Israa'iil ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya iyo Suudaan kala hadleen sidii ay dhulkooda u soo dejin lahaayeen Falastiiniyiinta reer Qasa oo Trump uu doonayo in loo raro bariga Afrika,…