Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan oo madaxweyne Xasan kala hadlay qarixii lala beegsaday
Mar 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, ayaa maanta soo wacay madaxweynaha Soomaaliya Xasam Sheekh si uu uga waraysto xaaladdiisa kadib isku daygii weerar ee shalay lagu qaaday…