Abiye Axmed oo booqasho rasmi ah maanta ku imanayo Muqdisho
Feb 27(Jowhar)Diyaar garow xooggan oo lagu soo dhaweynayo raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo la filayo in maanta ay Muqdisho gaaraan ayaa halkaasi ka socda, iyadoo ay horey u tageen caasimadda Soomaaliya…