Xil C/llaahi Mire ”Masuuliyiin saaxib dhow la’ah MW Xasan ayaa colaad ka hurinaya…
Mar 12(Jowhar)Mas'uuliyiin si gaar ah ugu dhow madaxweyne Xasan, kana tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay iney magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ay ka wadaan qorista maleeshiyaad carqaladeeyay nidaamka maamul ee Puntland iyi…