NISA oo sheegtay in duqeyn lagu diley saraakiil Alshabaab ah
Mar 29-(Jowhar)-War ka soo baxay Ciidanka hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in hawlgal ay iska kaashadeen ciidamada nabadsugidda qaranka iyo ciidanka xoogga dalka lagu dilay xubno ka tirsanaa kooxda Al…