Wararkii u danbeeyay 20 Daacish ah oo lagu dlay duqeyn ka dhacday Buuraleyda Calmiskaat
Feb 26(Jowhar)Duqeyn diyaaradeed ayaa xalay lala beegsaday Saldhiga ugu weyn ee Kooxda argagixisada Daacish ku lahayd Soomaaliya,gaar ahaana Buuraleyda Calmiskaat oo ah deegaanka Miraale, waxaana fuliyey dawladda Imaaraatka Carabta oo ah…