Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furay Madasha Ganacsiga ee Hindisaha Geeska Afrika
Jun 11(Jowhar)Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Madasha Ganacsiga ee Barnaamijka Hindisaha Geeska Afrika.
Thunberg Returns to Sweden After Being Deported from Israel
Activist Greta Thunberg has returned to Sweden after being deported from Israel, criticizing the nation for its "violations of international law and war crimes" in Gaza.
Puntland oo war kasoo saartay tacadiga loo geystay ganacsatada kasoo jeeda Koofur Galbeed ee xir…
Jun 11 (Jowhar) Gudoomiyaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland Faysal Cabdullaahi Sheikh (Jifojabsade) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha la xiriira in ganacsato kasoo jeeda Koofur Galbeed tacadi iyo xarrig loogu geystay Gaalkacyo…
Kenya oo laba Shabaab qaraxyo aasayay ku dishay magaalada Mandheera
Jun 11(Jowhar)Ciidamada la dagaalanka argagixisada Kenya ayaa labo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay weerar dhabba-gal ah oo ka dhacay deegaanka Mandheera.
Russia Launches Major Drone Assault on Kyiv and Odesa
Russia has launched new drone and missile strikes on Kyiv, the Ukrainian capital, and Odesa, a port city, resulting in three fatalities and damage to a maternity hospital, according to Ukrainian officials.
Ciidanka Puntland oo Daacish furimaha kasoo cararay ku qabatay magaalada Boosaaso
Jun 11(Jowhar) Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgallo ka wada magaalada Boosaaso ayaa qabtay xubno lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin firxadkii mileeshiyaadka Daacish ee ka soo cararay togga Baallade.
Bandow lagu soo rogay magaalada Los Angeles
Jun 11(Jowhar) Qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka oo shantii maalmood ee la soo dahaafay marti u noqotay dibadbaxyo rabshada wata oo ay dhigayaan dad ka soo horjeeda siyaasadaha socdaalka ee Madaxweyne Donald Trump…
Thunberg: ‘We Were Abducted in International Waters’
Swedish activist Greta Thunberg has claimed she was kidnapped in international waters by Israeli forces upon her arrival at Paris Charles de Gaulle airport after being deported from Israel.
Australian Mushroom Murder Suspect Claims Innocence in Cover-Up Allegations
An Australian woman charged with the murder of three individuals using death cap mushrooms has denied that she was trying to hide evidence when she left the hospital against medical advice for 95 minutes.
14-Year-Old Student Fatally Stabs School Assistant in France
French President Emmanuel Macron has denounced the "senseless...violence" that resulted in the fatal stabbing of a teaching assistant by a 14-year-old student, marking the latest tragic incident in the country's schools.