Dagaal markale maanta ka dhacay Deegaanka Ceel Hareeri
Jun 04(Jowhar)Dagaal xoog leh ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan iyadoo dagaalkana uu u dhexeeyay ciidamada deegaanka iyo dagaalamayaal ka tirsan ururka al-shabaab.Dagaalka ayaa la sheegay inay marka hore bilaabeen!--more-->…