Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Britain
Jun 03 (Jowhar) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya danjire Charles King.!--more-->…