War-murtiyeed laga soo saaray shir ay Muqdisho ku yeesheen taliyayaasha milatariga Itoobiya iyo…
Feb 23 (Jowhar)War murtiyeed ayaa laga soo saaray shir Muqdisho ku yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Qaranka Itoobiya Berhanu Jula oo uu wehliyay Agaasimaha Sirdoonka Itoobiya Redwan Hussein iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odawaa Yusuf…