Xamaas ayaa sii daysay lix nin oo Israa’iili ah oo Qaza ku haystay
Feb 22 (Jowhar)-Xamaas ayaa sii daysay lix qof oo ay haysteen, ka dib markii Israa’iil ay xaqiijisay in maydka ay saacado ka hor ku wareejiyeen uu lahaa la haystayaashii Shiri Bibaas.Saaka, dagaalyahano wejiyada soo duuban ayaa soo!--more-->…