Xamaas oo dib u bilowday weerarada ka dhanka ah Israel
Mar 21(Jowhar)-Kooxda Xamaas ayaa sheegtay in ay saddex gantaal ku garaacday Tel Aviv – waana markii ugu horreysay ee kooxdaasi ay qaaddo weerar gantaal oo noocan ah tan iyo markii Israa’iil ay dib u bilowday duullaanka millitari ee Marinka…