Ciidamadda Cirka Itoobiya oo la sheegay iney duqeyn culus ka fuliyeen gobolka Sh.dhexe
Mar 05(Jowhar)-Warbaahinta maxaliga ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyay in Ciidamada Cirka Itoobiya ay fuliyeen mid ka mid ah duqeymihii cuslaa ee xalay ka dhacay Gobolka Shabellaha Dhexe, kaasoo lala bartilmaameesaday Argagixisada AS.!--more-->…