Afar doonyood aya ku degeen xeebaha Yemen iyo Jabuuti
Mar 08 (Jowhar)-Afar doonyood oo ay la socdeen tahriibayaal Afrikaan ah ayaa ku qalibantay biyaha Yemen iyo Jabuuti, ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay, 186 kalena waa la la'yahay, sida ay sheegtay hay'adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.
AlShabaab oo weerartay deegaanka Boos-Hareeri ee gobolka Sh/dhexe
Mar 07 (Jowhar)-Kooxda Alshabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaaday tuulada Boos-Hareeri oo ka tirsan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe,
Maraykanka iyo Ukraine ayaa tilmaamay inay ku kulmi doonaan Sacuudiga
Mar 07 (Jowhar)-Saraakiisha Maraykanka iyo Ukraine ayaa tilmaamay inay ku kulmi doonaan Sacuudiga toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan qaab nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka iyo Ukraine.
Golaha Wasiirada oo so saaray go`aano adag oo ku wajahan amniga
Mar 06(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay dardargelinta dagaalka…
Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u dhiska Seyladda iyo Shaybaarka…
Mar 06(Jowhar)madda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Magaalada Baydhabo ka dhagax-dhigay dib-u dhiska Seyladda Xoolaha iyo xarunta shaybaarka Xoolaha.
Macron to Address the Future of France’s Nuclear Deterrence Strategy
President Emmanuel Macron has stated that France is open to the possibility of extending its nuclear umbrella to its European partners, emphasizing that Russia poses a threat to all of Europe.France and the UK stand as the only two nuclear…
How Ethiopia’s Geography Could Shift Horn of Africa Power
Ethiopia, a large and diverse nation, is in pursuit of a goal many consider essential for its economic vision: a solid hold on maritime access. This aspiration took a noteworthy turn in 2023 when Ethiopia struck a deal with North Western…
Supreme Court Dismisses Trump Administration’s Efforts to Freeze Aid Payments
A divided US Supreme Court has decided not to allow President Donald Trump's administration to withhold payments to foreign aid organizations for work that has already been completed for the government. This ruling comes as the Republican…
Mareykanka oo jaray xogihii dhanka sirdoonka uu la wadaagi jiray Ukraine
Mar 06(Jowhar)Mareykanka ayaa Arbacadi shalay jaray xogihii dhanka sirdoonka ee uu la wadaagayay Ukraine, tallaabadaas oo si weyn u yareyn karta awoodaha Kyiv ee sii wadista dagaalka muddada saddexda sano ay kula jirto Ruushka.
Panamanian President Accuses Trump of False Claims Regarding Canal Reclamation
Panamanian President Jose Raul Mulino has accused Donald Trump of "lying" following the US leader's claim that the United States is reclaiming the Panama Canal.