Rooble oo si adag uga hadlay isku daygii lagu damacsanaa in lagu baajiyo safarkiisii Koofur Afrika
Feb 23(Jowhar)Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu soo dhoweynayay oo ay qabteen Jaaliyadda Johanesburg ayaa markii u horeysay xaqiijiyay in safarkiisa uu kala kulmay caqabado kaga yimid dhanka…