Elon Musk iyo Cirbixiyeenka Danishka oo isku dhacay

Feb 22 (Jowhar)-Shaqsiga ugu qanisan aduunka ee Elon Musk, ayaa hadalo kulul is waydaarsaday cirbixiyeen u dhashay dalka Denmark kaas oo naqdiyay hadalka bilyaneerka teknoolajiyada ku sheegay in madaxwaynihii hore ee Maraykanka Joe Biden uu…

Dowladda Suudaan oo u yeeetay safiirkeeda Kenya

Feb 21(Jowhar)Dowladda Suudaan ee ay taageerayaan militariga ayaa dib ugu yeertay safiirkeeda Kenya, iyada oo ka mudaaharaadaysa martigelinta Nairobi ee shirarka ay qabanayaan xoogagga mucaaradka ah ee la dagaallamaya, kuwaas oo doonaya…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More