Faahfaahin qarax ka dhacay goor dhow magaalada Boosaaso
Wararka ka imanaya magaalada xarunta u ah gobolka Bari ee Boosaaso ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay goor dhow bartamaha magaalada Boosaaso iyadoo qaraxaasina uu sababay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.Qaraxan oo aan!--more-->…