NISA oo ku raad joogto horjoogaha Shabaab u qaabilsan baadda Shacabka Gobolka Banaadir
Feb 19(Jowhar)Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa ku raad-joogta Horjooge C/llaahi Wadaad oo Argagixisada AS u qaabilsan waxa ay ugu yeeraan zakawaatka Gobolka Banaadir, horayna xilal kala duwan soo qabtay, caanna ka ah…