NISA oo Muqdisho ku xirtay nin abwaan ah oo taageero u muujiyay kooxaha argagaxisada
Oct 18 (Jowhar.com)-Warar aan helayno ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir ee loo yaqaano (NISA) ay caawa gacanta ku dhigeen Abwaan Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo yaqaan Abwaan Jeesto, kaas oo Baraha Bulshada ku faafiyay…