Madaxweyne Xasan oo gaaray Baydhabo iyo kulamo uu la leeyahay Lafta-gareen
Oct 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweyne Cabdicasiis Xasan…