Puntland oo 4 sano oo xabsi ah ku riday askari suuq dhexdiis ku uleeyay Wiil Yemeni ah
Mar 13(Jowhar)Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa shegaya in xukun lagu riday askari ka tirsan ciidanka Puntland oo todobaadkan lasoo bandhigay muuqaal isagoo jirdilaya wiil yar oo Yemeni ah.
Cabdifitaax Cabdinuur oo ahaa…