Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay dadka ku sugan deegaanada Shabaab
Mar 10 (Jowhar)-Dowladda Federaalka waxay bixineysaa digniino ku aaddan in dadka rayidka ahi ay ka fogaadaan meel kasta oo kooxaha argagixisada ay ka ag dhow yihiin, si aysan waxyeelo uga soo gaarin duulaanka ku wajahan.