Ciidanka dowladda iyo Macwuusley oo jab xooggan gaarsiiyay Shabaabka ku sugan Bariga Hiiraan
Feb 07 (Jowhar) Ciidanka deegaanka ee Macawiisley iyo kuwa xoogga dalka ayaa mar kale saaka cashar u dhigay Argagixisada Shabaa , kaddib dagaal culus oo illaa hadda ka socda inta u dhaxeysa deegaanka Beer-yabaal iyo Jicibow ee Bariga…