Madaxweyne Trump oo soo jeediyay in Mareykanka uu la wareego GAZA
Feb 05 (Jowhar) Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi shalay soo jeediyay in Mareykanka inuu "la wareego" marinka Gaza, isla markaana shacabka Gaza dib u dajin loogu raro meel ka baxsan marinka.