Trump oo ku hanjabay in shaqooyinkiisa ugu horeeyo uu ka dhigayo musaafurinta soo galootiga
Jan 20 (Jowhar)-Saacado ka hor inta aan xilka loo dhaarin, Donald Trump waxa uu ballan qaaday in uu saxiixi doono amarro fulineed oo badan maalintiisa ugu horreysa ee uu madaxweyne noqdo isaga oo u dabbaaldegaya isu soo baxa guusha.