Jan 27 (Jowhar)-Guux mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa ka billowday magaalada Nairobi, iyadoo kulamo saacadihii la soo dhaafay ay yeesheen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay ka arrinsadeen qorshayaashooda la…
Jan 27 (Jowhar)-Dowladda Qatar ayaa aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah shaacisay, in heshiis laga gaaray sii deynta la heystayaasha rayidka ah ee wali ku haray gacanta Xamaas, iyo in Isra’il ay ogolaatay in Falastiiniyiinta reer Gaza ay…
Jan 26 (Jowhar)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal culus oo saaka ciidamadda Puntland ay ka sameeyeen xaafadda uu magaalada Boosaa ka daganaa nin ajnabi ah oo dhawaa la toogtay isagoo qarax diyaarinayay.
Jan 26 (Jowhar)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in carruurta lagu dilay dagaalka Gaza 15-ki bil ee lasoo dhaafay ay gaarayaan in ka badan 13,000, halka ay qiyaasta carruurta dhaawacmay ay gaartay 25,000.
Jan 25 (Jowhar)-Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari waxaa lagalay gurigii uu daganaa Argagixiyihii Ajnabiga ahaa ee Saqdii dhexe ee xalay latoogtay, isagoo qarax dhigaya.
Jan 25 (Jowhar)-Maxkamad ku taal dalka Norway ayaa xabsiga dhigtay laba gabdhood oo walaalo ah, kadib markii lagu helay inay xubno ka ahaayeen kooxda Daacish (IS), kaddib markii ay si qarsoodi ah ugu safreen dalka Suuriya iyagoo da’yar ah…
Jan 25 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay sawirka nin Ajnabi ah kaasoo ay toogteen laamaha amniga ee ku sugan furimaha hore ee gobolka Bari.