Oct 21 (Jowhar)-Isra’il ayaa xalay duqeymo culus ku bartilmaameedsaday qeybo ka mid ah magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnan, waxyar kaddib marki ay ku dhawaaqday Axaddi shalay in ay beegsan doonto garabka maaliyadda ee Xisbullah.
Oct 20 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Muqdusho loogu geystay sarkaal ka tirsan ciidanka booliska, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad.
Oct 19 (Jowhar)-Ilaa 30 ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro intaasi ka badana waa ku dhaawacmeen howlgal Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Qaycad ee Koofurta Gobalka Mudug.