Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay dib u furida xadka iyo iskaashiga amniga.
Dec. 29 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya, Mudane Aadan Barre Ducaale, oo ay ka wada hadleen Iskaashiga Amniga iyo…