Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkiisii labaad ku tagay dalka Qatar.
Dec. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.