Ra’iisul wasaare Rooble oo Imaaraatka Carabta u fasaxay $9.6 Milyan oo horay looga xayiray.
May 19 (Jowhar.com) –Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Imaaraadka Carabta ugu wareejisay lacag dhan 9.6 Milyan oo Doollar sanadkii 2018 Ciidamada Amniga ay ku qabteen Garoonka Muqdisho, muddo afar sano dowladdu ku heysay Bangiga…