Xildhibaan sheegay inuu Muqdisho ka socdo olole xilka looga qaadayo madaxweynaha Koofur Galbeed.
May 24 (Jowhar.com)-Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan oo hada ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu Muqdisho ka socdo abaabul la doonayo in xilka looga qaado…