Ra’iisul Wasaare Xamza oo kala hadlay Wasiirada Waxbarashada Qaadashada Macalimiinta Cusub
Feb. 09 (Jowhar.com- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Farah Sheikh Abdulkadir iyo Wasiirrada Waxbarashada…