Hormuud Salaam Foundation oo $200,000 ugu deeqday gurmadka Dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Muqdisho
Oct. 30 (Jowhar.com) -Hay’ada Hormuud Salaam foundation oo ah qeybta gargaaarka iyo hormarinta bulshada ee shirkada Hormuud Telecom iyo Salaam Somali Bank ayaa deeq lacageed oo gaaraysa $200,000 ugu deeqday dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii…