Browsing Category
NEWS
NEWS
Saraakiisha caafimaadka oo ka deyrisay baaxada khasaaraha dagaalka Laascaanood
Feb. 08 (Jowhar.com-Dhakhaatiir ku sugan magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmayaan fulinta shaqooyinkooda sababo la xiriira dagaalka halkaas ka socda oo galay maalintii saddexaad.
Maalintii 3-aad oo dagaal culus uu ka socdo magaalada Laascaanood
Feb. 08 (Jowhar.com)-Maalinkii 3-aad ayuu galay dagaalka ka socda magaalada Lascaano, kaasoo u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Ciidanka Somaliland, Hubka culus ayaa laga maqlayaa daafaha magaalada majiraan Faahfaahin dheeraad ah.
Madaxweyne Xasan oo Talyaaniga u tagay sidii uu taageero ugu heli lahaa dagaalka Shabaab
Feb. 08 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee Soomaaliya…
Qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay caawa magaalada Jowhar
Feb. 07 (Jowhar.com)-Weerar bambaano oo lagu qaaday guri ku yaal xaafada Horseed ee magaalada Jowhar ayaa sababay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca saddex kale.
Beesha caalamka oo Baaq Deg-deg ah ka soo saartay dagaalka Laascaanood
Feb. 07 (Jowhar.com)-Qoraal ka soo baxay wadamada iyo hay'adaha saaxibada la ah Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay aad uga walaacsan rabshadaha haatan Laascaanood ka socda ee sababay waxyeellada dad rayid ah oo ay ku jiraan carruur.
Xildhibaan caawa lagu dilay magaalada Muqdisho
Feb. 07 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo bistoolado ku hubeysan ay caawa magaaladan ku dileen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Jubaland.
Somaliland oo biyihii iyo korontadii ka jartay magaalada Laascaanood
Feb. 07 (Jowhar.com)-Maamulka Somaliland ayaa biyihii iyo korontadii ka jartay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasoo uu ka socdo dagaal culus oo maalinkiisii labaad galay.
Madaxweyne Xasan oo soo jeediyay in la tixgaliyo rabitaanka shacabka Laascaanood
Feb. 07 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka, iyadoo dagaalka uu galay maalinkiisii!-->…
Dowaldda oo mowqif adag ka qaadatay duulaanka Somaliland ee Laascaanood
Feb. 07 (Jowhar.com)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa mowqif ka qaadatay xaalada ka taagan magaalada Laascaanood, iyadoo soo dhaweysay rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanood.
Ciidamadda amniga Muqdisho oo toogtay nin weerar geystay
Feb. 07 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa iska hor-imaad mudo kooban socday oo u dhexeeyay ciidamadda booliska gobolka Banaadir iyo dabley ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Dagaal culus oo mar kale saaka dib uga qarxay magaalada Laascaanood
Feb. 07 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in aroortii hore ee saaka uu dagaal culus dib uga qarxay magaalada Laascaanood, kaasoo u dhexeeya ciidanka Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Dhimashada dhul gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Syria oo gaartay 3,700 qof
Feb. 07 (Jowhar.com)-Waxaa sare u kacay khasaaraha dhimashada ee dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay qaybo ka mida dalalka Turkiga iyo Syria, subaxnimadii hore ee Isniintii, dhulgariirkaas oo cabbirkiisu gaadhayey illaa 7.8.
Golaha wasiirada oo caawa isugu yimid kulan aan caadi eheyn
Feb. 06 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda.
Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsi ka gudoomay safiirada Turkey,Burundi iyo Thailand
Feb. 06 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi iyo Thailand ee loo soo magacaabay!-->…
Wasaarada Gaadiidka oo heshiis caaalami ah la saxiixatay Hay’adda Gadiidka hawada adduunka ee…
Feb. 06 (Jowhar.com)- Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Faderalka Soomalia xildhibaan Fardawso Cismaan Cigaal ayaa Maanta, heshiis taariikhi ah la gaartay Hay’adda Gaadiidka Hawada adduunka ee IATA iyadoo!-->…
Inkabadan Labo Kun oo ruux oo ku dhimatay Dhulgariir ka dhacay Turkiga iyo Siiriya
Feb. 06 (Jowhar.com)- xoog leh oo ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Siiriya ayaa waxaa ku dhintey inkabadan 2,200 oo qof, kumanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen.