Browsing Category
NEWS
NEWS
Wararkii u danbeeyay dagaal ka socda gudaha garoonka diyaaradaha Boosaaso.
July 11 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in Is Rasaasayn ay ka socota Garoonka diyaaradaha ee Magalada Boosaaso, Halkaasoo ay dagaalamayaan Ciidanka PMPF iyo Kuwa PSCF.
Puntland oo diiday iney Boosaaso ka degto diyaaradii siday Kusimaha Madaxweynaha.
July 11 (Jowhar.com)-Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka JFS, Xil.Sacdiya Xaaji Yaasiin ayaa laga ciliyey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, halkaasi oo wararku sheegayaan in ay ka dejin…
Kusimaha madaxweynaha marwo Sacdiya Yaasiin oo gurmad u qaaday Puntland.
July 11 (Jowhar.com)-Deeq gargaar oo ay hoggaaminayso Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye 1aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yasin Samatar ayaa goordhow u ambaxday Magaaladda Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Somaliland oo ka hadashay xaqiiqda warar ay baahisay warbaahinta Israel.
July 11 (Jowhar.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay war uu 9-kii bishan baahiyay wargayska The Times of Israel, kaasoo lagu sheegay in xubno ka socday maamulka Somaliland ay ka qeyb galeen shir ay soo agaasintay Israel oo lagu qabtay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka ku sugan Eritrea kala hadlay qorshaha dagaal ee Shabaab.
July 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababbarka…
Xasan Sheekh oo booqday askartii loo qaaday dalka Eritrea.
July 10 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu wehliyay Madaxweynaha Eritrea ayaa maanta kormeeray xerada ay ku jiraan ciidamadii dalkaas lagu tababarayay muddo saddex sano ah, waxaana ciidankan ay soo bandhigeen dhoolatus.
Wasiirada Galmudug oo ansixiyay in deegaanada Baxdo iyo Wisil nqodaan dagmooyin buuxa.
July 10 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee maamulka, kaasoo maanta lagu qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud.
Warbixin: Madaxweyne Xasan Sheikh oo qorsheynaya inuu baarlamaanka kala hadlo In xiriir lalayeesho…
Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa Sabtidii sheegay in xukuumadda lagu wado in ay baarlamaanka kala tashato suurtagalnimada xiriir diblomaasiyadeed oo ay la sameyso Israa’iil, sida ay ku warrantay warbaahinta Hebrew…
14 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Koonfur Afrika.
July 10 (Jowhar.com)- Inta la ogyahay Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu toogtay baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Soweto ee dalka Koonfur Afrika.
Ciidamadda Amaanka oo Muqdisho ku qabtay burcad hubeysan.
July 10 (Jowhar.com)- Ciidamadda amaanka ee magaalada Muqisho oo howlgal xooggan sameeyay ayaa gacanta ku so dhigay burcad hubeysan oo dhac ka geysanayay xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadi.
Madaxweynaha Sri Lanka oo ku dhawaaqay inuu is casilayo kadib markii xoogg lagu galay gurigiisa.
July 10 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa sheegay in uu xilka ka degayo 13-ka bishan July kadib dibadbaxyadii rabshadaha harreeyay dalkaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Asmara iyo kulan u socda isaga iyo Afwerki.
July 09 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Asmara, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki. Xasan Sheekh ayaa noqonaya Madaxweynihii labaad oo Soomaaliya oo booqasho ku taga…
Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxayaal xoog ku galay guriga Madaxweynaha Sirilanka
July 09 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dalka Sirilanka Gotabaya Rajapaksa ayaa laga saaray Guriga Madaxweynaha ee caasimadda Colombo ka hor inta aysan kumannaan qof oo mudaaharaadayaal ah xoog u gelin gurigiisa, iyaga oo dalbanayay inuu…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar deg deg ahaa ugu ambabaxay dalka Eritrea.
July 09 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo booqasho labo cisho ku joogayo.
Daawo Sida Looga Ciiday Maanta Deegaanka Daarusalaam
July 09 (Jowhar.com)-Kumanaan Dadweyna ah ayaa saakay waabarigii kusoo kalahay masalaha weyn ee Deegaanka Daaru salaam si Halkaasi ay ugu oogaan tukashada salaada Ciida Carafo ama Ciidul Adxaa.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale.
July 09 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay magaalada Muqdisho ee caasimadda…