Browsing Category
NEWS
NEWS
Dowladda soomaaliya oo ka jawabatay eedeynta uga timid Somaliland.
June 29 (Jowhar.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta dowladda federalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uga timid Somaliland, taasoo la xiriirta in la musuq maasuqay saamigii ay ku lahaayeen xujeyda sanadan.
Wararkii u danbeeyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Xasan Sheekh.
June 29 (Jowhar.com)-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada baaritaano gelinkii danbe ee shalay lagu sameeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Rag ku eedeysan amni darada Muqdisho ka dhaca oo lagu qabtay degmada Hodan.
June 29 (Jowhar.com)-Ciidamadda booliska qeybta Waliyow-cadde ee gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal balaaran waxa ay ka sameeyeen xaafado kamid ah degmada Hodan, iyadoo howlgalka lagu galayay guryaha qaar iyo goobaha ganacsiga.
Dowladda Soomaaliya oo Mareykanka kala hadashay gurmadka abaaraha.
June 29 (Jowhar.com)-Ergeyga madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo bini’aaadannimada Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay Xildhibaan Ilhan Omar oo aqalka…
Deg deg: Suudaan oo weerar ku qaaday Itoobiya iyo xiisadda oo ka sii dareysa.
June 28 (Jowhar.com)-Ciidamada Suudaan ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka lagu muransan yahay ee Al Fashaga ka dib markii lagu eedeeyay in ay dileen 7 askari.
Kulan looga hadlayay Xiriirka Bulshada iyo Hay’adaha Dowliga oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar
June 28 (Jowhar.com)-Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa maanta lagu soo gabababeeyay Madal looga hadlayay xiriirka bulshada iyo hay'adaha dowliga.
Ra’iisul wasaare Xamse oo maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Rooble.
June 28 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalkaMaxamed Xuseen Rooble, kadib munaasabad balaaran oo lagu qabtay…
Baarlamaanka Soomaaliya oo dood adag ka yeeshay Miisaaniyadda Qaranka.
June 28 (Jowhar.com)-Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan guud oo wadajir ah ayaa dood adag geliyay Miisaaniyadda Qaranka.
Inkabadan 4 Kun Xujey Somaliland ah oo sanadan ka baaqatay Waajibaadka Xajka.
June 28 (Jowhar.com)-Xukuumada Somaliland ayaa sheegtey in afar Kun oo qof oo Xujay Somaliland ah ay sanadkan ka baaqdeen gudashada Acmaasha Xajka.
RW Xamse iyo Rooble oo kormeer ku tagay xarunta cusub ee xukuumadda ku shaqeyneyso
June 28 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha cusub ee XFS Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta cusub ee ay ku shaqeyneyso Xukuumadda oo ah Xaruntii Xisbiga oo…
Baaritaanada weerarkii Beerta Nabadoon Yaasiin ee Gaalkacyo oo la soo gaba-gabeeyay.
June 28 (Jowhar.com)-Puntland ayaa soo gaba gabeysay baaritaano ay todobaadyadan ku heysay kiiska weerarkii lagu qaaday Beerta Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad ee magaalada Gaalkacyo,iyadoo goobta la weeraray uu ku sugnaa wasiirka arrimaha…
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo Mino baar ah u dirtay howlgalka gobolka Hiiraan.
June 28 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo Miino Baaris ah u dirtay gobolka Hiiraan, halkaasoo mudo bil kabadan uu ka socda howlgal ka dhan ah Shabaab inta u dhexeysa Beledweyn iyo Matabaan.
Deni oo amar culus dul dhigay saraakiisha booliska Puntland, kadib kulan uu la yeeshay.
June 28 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Puntland, iyadoo kulanka uu ka dhacay madaxtooyada Garoowe.
Ciidamadda Amaanka oo Muqdisho ku qabtay rasaas iyo rag falal amni daro geysanayay.
June 28 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal balaaran oo xalay ciidamada booliska gobolka Banaadir ay ka sameeyeen degmooyinka dhaca qeybta Bari ee magaalada Muqdisho.
Meydadka 50 qof oo tahriibayaal ah oo laga helay dalka Mareykanka.
June 28 (Jowhar.com)-Ugu yaraan 46 qof oo la rumeysan yahay in ay yihiin dad muhaajiriin ah ayaa meydkooda laga dhex helay gaari nooca xamuulka qaada duleedka magaalada San Antonio, ee gobolka Texas ee dalka Mareykanka.
Ra’iisul wasaare Xamse oo Lafta–Gareen kala hadlay dhismaha xukuumadiisa cusub.
June 28 (Jowhar.com)-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen, iyagoo qaatay kulan arrimo badan looga wada…