Browsing Category
NEWS
NEWS
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka ugu hanbalyeeyay munaasbadda ciidda Carafo
July 08 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh…
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaan dhawaan cashir loogu dhigay Shabaab.
July 08 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoona halkaasi soo dhawayn ballaaran ay ugu sameeyeen…
Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah deegaanada Shabaab ee Jubaland.
July 08 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay munaasabada ciida awgeed Ciidamada darawiishta Jubaland ee ku sugan jiida hore.
Ra’iisul wasaarihii Japan Shinzo Abe oo u geeriyooday dhaawicii soo gaaray.
July 08 (Jowhar.com)-Raysul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa la sheegay inuu u geeriyooday dhaawac daran oo soo gaaray ka dib markii lagu toogtay goob ay ka dhacaysay xaflad ku saabsan olole siyaasadeed.
Al Shabaab oo war ka soo saartay hadal ka soo yeeray madaxweyne Xasan Sheekh.
July 08 (Jowhar.com)-Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay war dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo uu ku sheegay in kooxda Al-Shabaab ay lacagaha canshuuraha ah ee ay ka qaado gudaha…
Wararkii u danbeeyay toogashada loo geystay ra’iisul wasaarihii hore ee Japan.
July 08 (Jowhar.com)-Raysul wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa la sheegay in xaaladiisa caafimaad ay aad u liidato ka dib markii lagu toogtay goob ay ka dhacaysay xaflad ku saabsan olole siyaasadeed.
Wararkii ugu dambeeyay Siyaasada Dalka Britain oo Jahwareer uu Hareeyay
July 07 (Jowhar.com)- Boris Johnson ayaa iska casilay hoggaamiyaha xisbiga Conservative-ka, waxaana uu xilka ra’iisal wasaare ka tagi doonaa marka la helo hogaamiye cusub,balse waxaa soo baxaya baaqyo ku aadan inuusan xafiiska sii joogin oo…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay, fariinna u diray Soomaalida….
July 07 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada…
Axmed Madoobe oo gudoomiyay shirka golaha wasiirada maamulka Jubaland.
July 07 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulla Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Toogasho ka dhacday Beledxaawo iyo Dadweyne careysan oo gubay xarunta degmada.
July 07 (Jowhar.com)-Wararka ka imanaya drgmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dadweyne careysan ay Dab xooggan qabadsiiyeen xaruntii ay ku shaqeynayeen maamulka deada, iyagoo sidoo kale gubay gawaari taalay gudaha xarunta.
Ra’iisul wasaaraha UK Boris Johnson oo gelinka danbe ee maanta is casilaya.
July 07 (Jowhar.com)-Raysul wasaaraha Ingiriiska ayaa lagu wadaa in uu maanta gelinka dambe ku dhawaaqo qorshihiisa iscasilaadda, inkastoo uu xilka raysul wasaaraha sii heyn doono ilaa deyrta sanadkan. Wuxuu sidoo klae iska casilayaa xilka…
Baarlamaanka Puntland oo diiday dib u magacaabista Deni ee hoggaanka maxkamadda sare.
July 07 (Jowhar.com)-Baarlamanka maamulka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiddey dib-u-magaacbista Hoggaanka Maxkamadda-sare oo dhowr beri ka hor markii la ansixin waayey uu dib-u-magacaabay Madaxweyne Deni.
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo dhismo ballaaran oo Safaaradda…
July 07 (Jowhar.com)-Siihayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Balal Maxamed Cusmaan.
Boris Johnson oo ka diiday qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada Inuu Iscasilo
July 06 (Jowhar.com)-Ra'iisal wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa diiday inuu xilka ka dego kadib markii qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ay ugu baaqeen inuu is casilo.
Akhriso: Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis muhiim ah.
July 06 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip…
Axmed Madoobe oo maanta furay kalfadhiga 4-aad ee baarlamaanka Jubaland.
July 06 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada maamulkaas Jubaland, wuxuuuna ka hadlay dhinacyo kala duwan.