Browsing Category
NEWS
NEWS
ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka oo soo gaartay Muqdisho, lana kulantay CCW.
June 13 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho ku timid…
Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo wiil Dhakhtar ahaa ku dilay magaalada Muqdisho
June 13 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil duhurnimadii maanta ka dhacay qeybo kamid ah degmada Hodan ee bartamaha magaalada Muqsisho.
Sucuudiga oo balanqaaday inuu Soomaaliya kala shaqeeyo sugida amniga iyo dagaaalka Shabaab.
June 13 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo…
Inkabadan 27 Kun Arday oo u fariisatay imtixaanka shahaadiga fasalka 8-aad ee dugsiyada Banaadir.
June 13 (Jowhar.com)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday qaadista Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Dugsiyada gobolka Banaadir oo ay maanta u fadhiisteen in ka badan 27-kun oo Arday.
Mid kamid ah ergadii soo dooratay Mahad Salaad oo lagu dilay magaalada Muqdisho.
June 13 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo dilkan ay geysteen kooxo Bistoolado ku hubeysan.
Dagaal xooggan oo ka dhacay Hiiraan iyo Jen. Odowaa oo faah faahiyay.
June 13 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal culus oo guutada 5aad ee Ciidanka xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaanka Qabdho oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Dowladda Talyaaniga oo balanqaad u sameysay madaxweyne Xasan Sheekh.
June 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga Luigi Di Maio, iyaga oo ka wadahadlay xoojinta…
Xildhibaanada oo laga codsaday in kala bar mushaarkooda u weeciyaan gurmadka abaaraha.
June 12 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa Golayaasha Baarlamaanka 11-aad ee JFS wadajira siiyay warbixin guud oo ku saabasan xaaladda…
Xasan Sheekh oo isbedel ku sameynayo qaabkii loogu dhawaaqi jiray magacaabista ra’iisul…
June 12 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Xaflad casho ah ku martiqaaday Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, taasoo ka dhaceyso xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Maxaa ka soo baxay kulanka labada aqal ay ka yeesheen miisaaniyada sanadka 2022?
June 12 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda labada Aqal ayaa maanta shir…
Shirkii golaha wadatashiga qaran oo la soo xiray iyo War-Murtiyeed laga soo saaray.
June 12 (Jowhar.com)-Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
C/raxmaan C/shakuur oo ku biiray shirka Golaha Wadatashiga,Warbixinna ka siiyay abaarta.
June 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka…
Gudoomiyana xisbiga Wadani oo faah faahiyay weerar lagu qaaday Gurigiisa.
June 12 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Xirsi Xaaji Xassan ayaa sheegay in gurigiisa la soo weeraray, isaga oo weerarkan oo loo adeegsaday gaari uu ku eedeeyay wasiirka gaashaandhigga Somaliland.
Maxaa laga filayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee maanta la soo gabagabeynayo?
June 12 (Jowhar.com)-Waxaa maanta la filayaa in la soo gabagabeeyo shir ay isugu yimaadeen madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho, kaas oo shalay uu Villa Somalia ka furay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xildhibaanada labada aqal oo maanta kukan ku leh magaalada Muqdisho.
June 12 (Jowhar.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah kulan gaara ku leh xarunta Villa Hargeysa ee ku dhex taala aqalka dalka looga arrimiyo ee Villa Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay ganacsatada Soomaalida ee dalka Kenya.
June 11 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka.