Browsing Category
NEWS
NEWS
Faahfaahin ka soo baxaya iskahorimaad ka dhacay magaalada Boosaaso
June 10 (Jowhar.com)-Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyootay, toddoba kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii iska horimaad hubeysan uu ku dhex maray xeebta Boosaaso ciidamada Booliska Puntland iyo ciidamada PSFta.
Rooble oo la kulmay Xildhibaan Yuusuf Xasan iyo Ganacsatada Suuqa Islii
June 10 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya iyo…
Kenya oo sheegtay inay dib u bilaabayso dhoofinta Jaadka ee dalka Soomaaliya
June 10 (Jowhar.com)-Wasiirka Beeraha dowlada Kenya Peter Munya oo saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu aqbalay inuu qaado xayiraadihii uu dalkiisa saaray qaadkii ka imaan…
C/raxmaan C/shakuur oo la shiray deeqbixiyeyaasha fadhigoodu yahay Nairobi.
June 10 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan qadka fogaan aragga ah la yeeshay kulan ay safaaradda Jarmalku soo qabanqaabisay oo ay kasoo…
Ciidamadda dowladda oo howlgal ku dilay Nin Miino aasayay.
June 10 (Jowhar.com)-Saraakiisha ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ka sameeyeen gobolka Baay, kaasoo ay ku fashiliyeen Miino ay kooxda Shabaab ku aaseysay deegaano kamid ah gobolka, si…
Ruushka oo ku xukumay dil labo ruux oo British ah iyo Mid Marookaan ah
June 10 (Jowhar.com)-Labo nin oo British ah iyo mid Marookaan ah oo la qabtay iyaga oo u dagaallamaya Ukraine ayaa maxkamad ku taal bariga Ukraine ku xukuntay dil toogasho ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la qaatay madaxdii ka qeyb gashay Caleema saarkiisa.
June 09 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo guud iyo kuwa gaar gaar ahba la qaatay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Kenya, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Mudane…
Akhriso; Nuxurka Khudbada Madaxweyne Xasan Sheekh ee Xaflada Caleema Saarka
June 09 (Jowhar.com)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loo calaama-saaray madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya,ayaa kajeediyay qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa.
Xasan Sheekh Maxamuud oo markale loo caleemasaaray Madaxweynaha Soomaaliya
June 09 (Jowhar.com)- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaflad caleema-saarkiisa waxaa maanta oo Khamiis ah lagu qabtay teendhada Afisyooni ee magalada Muqdisho, iyadoo ay kasoo qeybgaleen madax ka socota caalamka iyo madaxweynayaasha…
Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
June 09 (Jowhar.com)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si weyn u soo dhaweeyay ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho,lana kulmay Xasan Sheekh.
June 09 (Jowhar.com)- R'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goordhow soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho iyo xarig jar uu sameynayo.
June 09 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goordhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Ra’iisul wasaaraha dalka Masar Mustafa Madbuuli oo soo gaaray Muqdisho.
June 09 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mustafa Madbuuli iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdi sare oo ka socda Imaaraatka Carabta oo soo gaaray magaalada Muqdisho
June 09 (Jowhar.com)-Waxaa goordhow garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyarad siday wafdi sare oo ka socda dowladda Imaaraatka Carabta, kuwaasoo caasimadda u yimid ka qeyb galka caleema saarka…
Bandow ka dhqan galay Muqdisho iyo madaxweynaha oo maanta la Caleema saarayo.
June 09 (Jowhar.com)-Waxaa xalay magaaladda Muqdisho ka dhaqan galay Bandow ay ku soo rogtay dowladda Soomaaliya, kaasoo bilowday saacaddu marka ay ahayd 10:00-kii habeenimo, iyadoo lagu adkaynayay ammaanka magaalada oo la filayo in…
Wararkii u danbeeyay khasaaraha madaafiic xalay ku dhacday Muqdisho.
June 09 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay madaafiic xalay saqdii dhexe lagu garaacay xaafado kamid ah magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasoo sababay khasaare xoogga oo isugu jira dhimasho…