Browsing Category
NEWS
NEWS
Ergeyga gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo gaaray magaalada Buulo-burde oo 10 sano go’doon ah.
June 15 (Jowhar.com)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar gaaban maanta ku tagay magaalada Buulo-burde ee gobolka…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho.
June 15 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed oo xalay lagu qaaday hoyga uu Muqdisho ka degan yahay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.
Wararkii u danbeeyay dilka taliyihii booliska magaalada Qardho.
June 15 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil saaka ka dhacay magaalada Qardho, kaasoo loo geystay sarkaalkii ugu sareeya ciidamada booliska ee magaalada.
Kenya oo faah faahisay sababta calanka Somaliland loogu arkay shirkii uu joogay Tarsan.
June 15 (Jowhar.com)-Dowladda Kenya ayaa macluumaad dheeraad ah ka bixisay buuqa ka dhashay shirka sanadlaha ah ee madaxweyne Kenyatta uu la yeesho safiirada caalamka ee dalkiisa ku sugan, iyadoo shirka sanadan lagu arkay Calanka Somaliland…
Kenya oo duqeymo culus ka fulisay deegaano kamid ah gobolka Gedo.
June 15 (Jowhar.com)-Warar dheerad ah ayaa ka soo baxeysa duqeymo culus oo diyaaaradaha dagaalka wadanka Kenya ay ka fyliyeen deegaano kamid ah gobolka Gedo, iyadoo duqeynta ay dhalisay khasaare lixaad leh.
Gudoomiyaha golaha shacabka oo ku biiray dadaalada lagu sii deynayo Mukhtaar Rooboow
June 15 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulan gaar ah la qaatay ehelka iyo siyaasiyiinta uu kasoo jeedo Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur) oo dowladdii madaxweyne Farmaajo…
Boqortooyada (UK) waxay u soo dirtay Rwanda magangalyo-doonkii ugu horreeyay
Maamulka Britain ayaa Talaadada u raray Rwanda diyaarad bilow ah oo sidday magangalyo doon iyadoo aan loo eegin dalabyadii ugu dambeeyay ee la oggolaaday iyo mudaaharaadyada ka dhashay wararka la isku khilaafay.
Dowladda Soomaaliya oo warqad Dacwo ah u dirtay Dalka Kenya.
June 14 (Jowhar.com)-Safarada Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa warqad dacwa ah u dirtay Kenya, iyadoo ay ku eedaysay in ay ku Xadgudubtay Madax Banaanida Soomaaliya.
Joe Biden oo booqasho ku tagaya Sacuudi Carabiya lana kulmaya MBS
June 14 (Jowhar.com)-Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay faahfaahinta safarka ugu horreeya ee madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku tagayo Bariga Dhexe, oo ay ku jiraan booqashada muranka dhaliyay ee Sacuudi Carabiya iyo kulan la filayo inuu la…
Xafiisyada Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo loo xiray Musuqa Xajka darteed iyo khilaaf taagan.
June 14 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musuqa Xajka darteed loo xiray Wasaarada Diinta iyo Awqaafta xukuumada soomaaliya, xili maalmihii la soo dhaafay laga cabanaya qiimaha Xajka ee sanadan oo…
Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Kismaayo, kana hadlay safarkiisii Muqdisho.
June 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamylka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.
Safiirka Soomalaiya ee Kenya oo si carro leh uga baxay shir uu gudoominayay madaxweyne Kenyatta.
June 14 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Safirka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Axmed Nuur Tarzan uu ka baxay barqadi Maanta shir safiirada caalamka ee kenya Fadhiya uu ku casuumay Madaxeyne Uhuru…
Wararkii u danbeeyay magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub iyo mashquul ka jira madaxtooyada.
June 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacadaha soo socda laga sugayaa inuu ku dhawaaqo ra'iisul wasaarihiisa cusub, kaasoo soo dhisi doono xukuumad halkeeda ka sii dhaqaajisa howsha dowladnimo ee dalka.
Muuse Biixi oo ka hadlay wararka sheegaya inuu doonayo mudo kororsi.
June 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyay madal lagu qabtay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa markii u horeysay ka hadlay wararka la xiriira inuu wado qirshe uu ku donayo inuu ku sameysto mudo…
Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay safiirada Soomalaiya ee Caalamka oo uu Muqdisho isugu yeeray.
June 14 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey in ay sida ugu wanaagsan ugu…
Dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay amniga iyo dagaalka Shabaab.
June 13 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Victoria Nuland oo uu…