Browsing Category
NEWS
NEWS
Xoghayaha guddiga FEIT oo ka-horyimid go’aanka Gudoomiye Muuse Geelle.
April 01 (Jowhar.com) –Xoghaya Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal (FEIT) Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan oo sadii dhexe ee xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go'aanka Guddoomiye Muuse Geelle uu yahay mid gaar u ah…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay shaacinta liiska xildhibaanada labada aqal
Apr 1 (Jowhar.com) –Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay shaacinta liiska xildhibaanada labada gole ee la soo doortay.
Guddiga Doorashooyinka FEIT oo shaaciyay liiska xildhibaanada “Fahad Yaasiin oo laga…
Apr 1 (Jowhar.com) – Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee ka dhacday Shanta Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka…
Golaha Ammaanka oo ansixiyay Hawlgalka cusub ee ATMIS
Apr 1 (Jowhar.com) – Kulan u u yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyey hawgalka cusub ee nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Somalia, ee loosoo gaabiyo ATMIS, oo bedelaya hawlgalka Midawga Afrika ee haatan ee AMISOM.
Ciidamada AMISOM oo maanta baaritaan guud ku sameyneysa garoonka Aden Cadde
Apr 1 (Jowhar.com) – AMISOM, ayaa sheegtay inay baaris guud ay ku samayn doonaan gudaha garoonka Aadan Cadde sidaas darteedna ay xakamayn doonaan isku socodka guud ahaan garoonka.
Maxkamada Sare Kenya oo diiday qorshe uu hormuud ka ahaa Madaxweyne Kenyatta
Mar 31 (Jowhar.com) – Maxkamada Sare ee dalka Kenya ayaa markale diiday qorshe ay taageeraysay xukuumada Uhuru Kenyatta taasoo lagu doonayay in isbedel lagu sameeyo dastuurka dalka Kenya.
Hirshabelle oo shaacisay qabashada 2 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka
Mar 31 (Jowhar.com) – Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi ee tirsigoodu yahay HOP#019 iyo HOP#059.
Akhriso;War Murtiyeed laga soo saaray Shir Sanadeedka Dalladda Waxbarashada SAFE
Mar 31 (Jowhar.com) – Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 31 Maarso 2022 ayaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Shir Sanadeedka Dalladda Waxbarashada SAFE.
General Tredishe oo xilka taliyaha Qeybta 27aad ku wareejiyay General Tawane
Mar 31 (Jowhar.com) –Munaasabad uu xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal Tawane Axmed Gurey ayaa maanta lagu qabtay magaalada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.
Rooble oo dardargelinaya sidii loo dhaarin lahaa xildhibaanada labada Aqal
Mar 31 (Jowhar.com) – Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BFS,oo uu kala hadlay qorshaha…
Siciid Deni oo magacaabay guddoomiyaha Maxkamada Sare Puntland iyo xubno kale
Mar 31 (Jowhar.com) –Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland.
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Gobolka Oregon eee dalka Mareykanka
Mar 31 (Jowhar.com) –Magaalada Portland Gobolka Oregon eee dalka Mreykanka waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed, iyadoo dilkan ay sii kordhisay cabsida ay dareemayaan qoysaska Soomaalida ah ee dalkaasi ku nool.
Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Isbitaal Martini
Mar 31 (Jowhar.com) – Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa kaalmo bani' aadanimo gaarsiisay xabsiga dhexe ee muqdisho iyo isbitaalka martiini qeybta ay daganyihiin Curyaamiinta kusoo naafoowday Dagaalkii 77.
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay guddoomiye cusub gobolka Mudug
Mar 31 (Jowhar.com) –Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay guddoomiye cusub gobolka Mudug.
Amnestey oo ku eedeysay ciidamada Kenya inay dileen 167 ruux oo rayid ah
Mar 31 (Jowhar.com) –Hay’adda Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku ku eedeysay booliska Kenya in ay si sharci darro ah u dileen 167 qof sanadkii la soo dhaafay.
Xubno lagu sheegay Shabaab oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay Sh.Hoose
Mar 31 (Jowhar.com) –Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal balaaran oo ciidamada milatariga Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Sh.Hoose oo xad la leh magaalada caasimadda ah ee Muqdisho oo isu…