Browsing Category
NEWS
NEWS
Xukuumadda Soomaaliya oo ku dhowaad $12 Milyan maanta ku wareejineysa Somaliland
April 04 (Jowhar.com) –Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Somaliland ku wareejineysa lacag kudhow 12 Milyan Dollar oo loogu tala galay in loogu gurmado dadkii ku hantida beelay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.
Inkabadan Afar Milyan qof oo ay saameeysay abaarta ka jirta Soomaaliya
April 04 (Jowhar.com) –Dowladda Mareykanka ayaa soo bandhigtay tirada dsdka Soomaalida ah ee uu saameeyay abaarta ka jirta dalka, iyadoo dhinaca kalena walaac xoogan ka muujisay inuu xilligan yaraado roobka Soomaaliya.
Doorashada kursiga Hop#039 oo maanta lagu qabanayo magaalada Beledweyn
April 04 (Jowhar.com) –Magaalada Beledweyn oo ah deegaan doorashada labaad ee Hirshabelle waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada kursiga sumadiisu tahy Hop#039, iyadoo guddiga doorashooyinka ay sheegeen iney u diyaar garoobeen qabashada…
Kursiga HOP#039 oo maanta doorashadiisu ka dhacayso Beledweyne
April 04 (Jowhar.com) –Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa sheegay in doorashada Kursiga HOP#039 ay maanta ka dhici doonto magaalada Beledweyne.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qadka taleefanka kula hadlay Muuse Biixi
April 03 (Jowhar.com) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi ayaa la wadaagay sida uu uga xanuunsaday musiibadii ka dhacday Hargeysa isagoo u…
Rooble oo amray bixinta 12 Milyan loogu gurmanayo dabkii Hargeysa
April 03 (Jowhar.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amray in si deg deg ah qasnada dowladda looga saaro lacag kudhow 12 Milyan oo doolarka Mareykanka ah, taasoo loogu gurmanayo dadka Somaliland ee…
Inkabadan boqol xildhibaano iyo Senataro ah oo maanta qaatay shahaadada Xildhibaanimo
April 03 (Jowhar.com) –Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee ka socotay Xarunta Guddiga FEIT, Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada…
Q. Midoobay oo DFS ka dalbatay inay deg deg u joojiso xukunnada dilka.
April 03 (Jowhar.com) – Qaramada Midoobe ayaa xukuumadda Soomaaliya ka dalbatay iney joojiso xukunada dilka ah ee lagu fuliyo dadka lavatory heysto fal danbiyeedyada dilka ah, xukunadan wuxuu badanaa ku dhacaa xubnaha Shababka ah iyo…
A Mooge;”Hanti ka badan 2 Bilyan oo Dollar ayaa ku gubatay”
April 03 (Jowhar.com) –Duqa magaalada Hargeysa Cabdikariim Mooge ayaa sheegay in qasaaraha ka dhashay dabkii qabsaday suuqa weyn ee Hargeysa ee Waaheen in uu gaarayo lacag dhan illaa $2 bilyan oo dólar.
Isku aadka koobka aduunka ee Qatar
April 03 (Jowhar.com) – France ayaa wajihi doonta Denmark iyo England waxayna wajihi karaan USA isku aadka koobka aduunka Qatar Isku aadka Koobka Adduunka ee 2022.
Xildhibaanada Koofur Galbeed oo bilaabay iney qaataan shahaada xildhibaanimo ee FEIT
April 03 (Jowhar.com) –Xildhibaanada ka soo jeeda Koour Galbeed ee ku jira baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay iney qaataan shahaadada xildhibaanimo ee ay bixinayaan guddiga doorashooyinka heer federaal, taasoo dhabar jab ku ah madaxweyne…
Gaas “beesha caalamka cadaadiskooda talaabo la’aanta ayey iska wadi doonaan”
April 03 (Jowhar.com) –Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa ka hadlay daaha is daba jooga ah ee hareeyay dhameystirka doorashada iyo hanjabaada daba socota ee ka imaneysa beesha caalamka.
Kumaandooska DANAB oo sheegay iney qabteen xubno Shabaab ah iyo gaari qarax ah ay wateen
April 03 (Jowhar.com) –Ciidamo ka tirsan kumaandooska DANAB iyo kuwa daraawiishta Galmudug ayaa howlgal balaaran ka sameeyay qeybo kamid ah koofurta gobolka Mudug, iyadoo howlgalkan uu ka dhan ahaa kooxda Al-Shabaab.
Will Smith ayaa iska casilaya Akademiyada ee Maraykanka
April 02 (Jowhar.com) – Will Smith ayaa Jimcihii iska casilay shaqada Akademiyada Sawirada Motion Pictures ka dib markii uu Chris Rock dharbaaxo dhabeenka ah ku garaacay Oscars wuxuuna sheegay inuu aqbali doono ciqaab kasta oo uu soo rogo…
Boris Johnson oo balan qaad u sameeyay dadkii ku hanti beelay dabkii Hargeysa
April 02 (Jowhar.com) – Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa ka hadlay saameynta xooggan ee ka dhalatay dabkii xooganaa ee xalay ilaa saaka baabi'iyay Suuqa Hargeysa, taasoo dhalisay khasaare u badan mid maaliyadeed.
Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ka wada hadlay gurmadka dabkii Suuqa Hargeysa
April 02 (Jowhar.com) –Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen khasaaraha hantiyeed ee ka dhalatay dabkii ka kacay…