Browsing Category
NEWS
NEWS
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaddd Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay dalka Djibouti uga qeyb galeen caleemosaarka madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti mudane…
Midowga Musharaxiinta oo sheegay in Ra’iisul Wasaare Roble uusan dhexdhexaad ka ahayn…
Qoraal ka soo baxay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo ku qornaa luqada Englishka ayaa lagu sheegay in ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu wajahayo cadaadis dibbada uga imanaya taasoo ku qasbaysa inuusan dhexdhexaad ka noqon…
Wararkii ugu dambeeyay ciidamo gadood ka sameeyay magaalada Jowhar
Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Harmacad ee la keenay magaalada Jowhar dhamaadkii sanadkii la soo dhaafay ayaa maanta sameeyay gadood iyagoo ka cabanaya joogitaanka caasimada Hirshabelle.
Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeynta Falastiin
Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza ayaa gashay maalintiisii toddobaad, iyada oo duulimaadyo xagga cirka ah saacadihii hore ee Axadda lagu dilay ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah, lagu dhaawacay tobanaan kale isla markaana la simay ugu…
Wabiga Shabelle oo ku fatahay wadada isku xirta magaalada Jowhar iyo Muqdisho(SAWIRO)
Wadada laamiga ah ee isku xirta magaalada Jowhar iyo Muqdisho ayaa waxaa jaray fatahaad uu wabiga Shabelle ka sameeyay deegaanka Baarey oo illaa 8km ka xiga dhinaca Waqooyi Bari magaalada Jowhar.
Doorashada Ethiopia oo markale dib loo dhigey
Madaxa guddiga doorashada Ethiopia ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in la qabto doorashada baarlamaanka ee qorshuhu ahaa in ay dhacdo 5-ta June, iyadoo aan la sheegin waqtiga cusub ee doorashada la qaban doono.
Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay Dhalinyaradii SYL
Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in caqabadaha dib dhigay dalkeenna lagaga gudbi…
Taliye ku xigeenkii qeybta guud ee gobolka Banaadir oo geeriyooday
Taliye ku-xigeenkii qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Axmed Cabdi Wehliye ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah dhawaan ka dhacay Saldhiga Booliska degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeybgalay Caleemasaarka Madaxweyne Geelle
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu doortay doorashooyinkii ka dhacay dalkaas isagoo kulamo la…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo la kulmay Taliyaha AFRICOM Gen Townsend
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Gen. Stephen Townsend oo maanta booqasho ku tagay Kismaayo.
Wadaad caan ah oo lagu diley Gaalkacyo oo maanta la aasay
Allaha u naarisitee Sheekh Cali Axmed Faarax oo loo yiqiin Sheekh Cali Dheere oo ahaa maamulihii xarunta daryeelka agoonta ee Gobolka Mudug ayaa maanta lagu aasay magaalada Gaalkacyo.
Ismaaciil Cumar Geelle oo markale loo dhaariyay madaxweynaha dalka Jabuuti
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markale loo dhaariyay xilka madaxtinimada dalka Jabuuti kadib markii uu ku guuleystay doorrasho ka dhacday dalkaas 9 kii Bishii Apriil ee sanadkan.
Ismaaciil Cumar Geelle oo markale loo caleemasaarayo madaxtinimada dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kaddib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore ka dhacay dalkaas.
Sheekh Shariif oo ka hadlay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee xuska Munaasabadda sanadguurada 78-aad ee aasaaskii ururkii gobannimo doonka ahaa ee SYL.
Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May
Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo ku yimaada dhanka…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hambalyeeyey Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed
Muqdisho, 15, May, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u diray dhalinyarada Soomaaliyeed hambalyo ku aadan sanad guuradii 78aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Ururkii Xornimo…