Browsing Category
NEWS
NEWS
Rooble:”Ciidamo dhexdhexaad ah ayaa Amniga Doorashada loo Xil Saarayaa”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay xukuumaddiisa ay ka go’an tahay inay soo dhisto ciidamo khaas ah oo fuliya amniga dooarshada, kuwaasi oo loo wada dhan yahay dhexdhexaadna ah.
Madaxweynaha Hirshabelle oo madax sare kulan afur u sameeyay caawa
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa hoyga uu ka degan yahay magaalada muqdisho.
Xal laga gaaray khalalaasihii ka dhacay Muqdisho ee sababay muddo kororsigii (Akhriso Qodobada)
Kaddib kulamo saacadihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho oo looga hadlayay xal u helida khalalaasihii ka dhashay muddo kororsigii ayaa ugu dambeyn xal laga gaaray.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka
Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula yeeshay teenadhada Afisiyooni wakiilo katirsan beesha Caalamka.
Haweeney u dhalatay dalka Mali oo dhashay Sagaal Carruur ah
Haweeney ku nool dalka Mali ayaa dhashay sagaal carruur ahsida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka Mali.
Faahfaahino ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay Muqdisho
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo la xiriira qarax qasaare geystey oo goor dhow ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.
Dagaal saaka ka qarxay duleedka galbeed ee magaalada Beledweyne
Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan aya sheegaya in saaka uu ka qarxay duleedka Galbeed ee magaalada Beledweyne dagaal u dhexeeya beelo halkaas wada dega.
Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed
Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada kulan afur ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool caasimada dalka ee Muqdisho.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil Maraykan ah
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ayaa kula kulmay magaalada Kismaayo Sarakiisha Ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland.
Cabdiwahaab Ugaas oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Ergeyga Qatar Al Qahtani oo fariin qoraal ah u gudbiyay Farmaajo
Ergeyga gaarka ah ee Wasaarada Arrimaha Dibada dalka Qatar Mutlaq Al Qahtani ayaa fariin qoraal oo uu ka sidey Amirka Labaad ee Qatar Sheekh Tamim bin Xamad u gudbiyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynah muddo xileedkiisu uu dhamaaday.
Guddiga Farsamada Xallinta khalalaasaha Muqdisho oo la magacaabay
Ra’iisul Wasaare Roobe ayaa magacaabay Guddi Farsamo ka soo tala bixiya xal ka gaarista khalaalisihii ka dhacay Muqdisho
Mahdi Maxamed Guuleed oo la kulmay Ergeyga Qatar Al Qahtani
Ra'isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta la kulmay ergeyga gaarka ah Dowladda Qatar Dr Mutlaq al-Qahtani oo maalmihii la soo dhaafay booqashada ku joogay dalka Soomaaliya.
Jeffrey Feltman oo booqasho ku tegeya Geeska Africa
Ergeyga dhowaan Maraykanka ay u magacawday Geeska Africa Jeffrey Feltman ayaa booqasho ku tegeya dhowaan wadamo ku yaal Geeska Africa.
Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah madaxda warbaahinta Muqdisho
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xalay waqi dambe soo idlaaday la qaatay.
Taliyaha Ciidanka Booliska General Xijaar oo amar soo saaray
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa habeenkii xalay aheyd soo saaray amar ku socda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.