Browsing Category
NEWS
NEWS
Kooxda Calooshood U Shaqeystayaasha Wagner oo joojiyay gelitaanka magaalada Moscow
June. 24 (Jowhar.com)-Hogaamiyaha calooshood u shaqeystayaasha Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa fariin cod ah soo dhigay bartiisa Telegram waxa uu ku sheegay in uu aqbalay in uu joojiyo dhaqdhaqaaqa ciidamadiisa ee ku sii siqaya caasimadda…
Xujeyda Soomaalida “Qol idinma heyna ayaa la yiri Sanadkan waa sanadkii ugu dhibka badnaa,Gacan…
June. 24 (Jowhar.com)-Xujeyda Soomaalida ee sanadkan soo gudaneysa acmaasha Xajka ayaa ka cabanaya adeeg xumo baahsan oo jirta, xili lacago fara badan laga qaatay, iyagoo tilmaamay ineysan heysan meel ay seexdaan iyo gaadiid ay adeegsadaan.
Odowaa iyo Biixi oo maanta xilalkii ku wareejiyay taliyayaasha cusub
June. 24 (Jowhar.com)-Wasiirka Gaashandhigga xukuumada Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilalka u kala wareejiyey taliyaha cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyihii hore Jeneraal…
40 Tahriibayaal ah oo lagu la’yahay xeebaha dalka Talyaaniga
June. 24 (Jowhar.com)-In ka badan 40 qof ayaa la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Somaliland iyo SSC oo dagaal culus ku dhexmarayo Laascaanood
June. 24 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo.
Milatariga Ruushka iyo calooshood u shaqeysteyaasha Wagner oo isku dhacay
June. 24 (Jowhar.com)-Madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ayaa wacad ku maray inay ka takhalusi doono hoggaanka militariga Ruushka, oo uu ku eedeeyay inay weerar ku qaadeen ciidankiisa, halka dacwad oogaha guud ee…
Shir loogaga hadlayay Horumarinta Waxbarashada dalka oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb
June. 23 (Jowhar.com)-Wasiirka Waxbarashada XFS Mudane Faarax C/qaadir ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shir 3- cisho ah oo u socday madax ka kala socday guddigga wadatashiga waxbarashada ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed.
DFS oo wafdi baaritaan u dirtay Baraawe oo dagaalo ay ka dhaceen
June. 23 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada QS Col Liiban Cali Yarow oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Darajada 1aad Col Hassan Cali Nuur Shute. Wasiirka Gashandhiga DF Wasiirka Cadaalada KGS iyo Gudoomiyaha…
Qaar kamid ah dhaawacyada dagaalkii Garoowe oo la keenay Muqdisho
June. 23 (Jowhar.com)-Diyaarad siday qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkii magaalada Garowe ayaa xalay ka soo dagtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si loogu daweeyo Isbitaalada magaalada Muqdisho.
Nin Soomaali ah oo loo xiray dil uu Canada ugu geystay Soomaali kale
June. 23 (Jowhar.com)-Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu dilay nin Soomaali ah oo ku sugnaa guri ku yaalla xaafadda Etobicoke oo ah xaafad ay ku badan tahay Soomaalida.
Dalxiisayaal saarnaa gujis la la’aa oo la xaqiijiyay inay geeriyoodeen
June. 22 (Jowhar.com) Ilaalada xeebaha Mareykanka ayaa goor dhaw shaaciyay in la rumeysan yahay inay dhinteen dhammaan rakaabkii saarnaa markabkii gunjiska ahaa ee ay la socdeen dalxiisayaashii maalqabeenka ah oo maalmihii ugu dambeeyay la…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka codsaday Golaha Ammaanka in Soomaaliya laga qaado Cunaqabataynta hubka
June. 22 (Jowhar.com)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka codsaday in laga qaado dalka Soomaaliya cunaqabateynta hubka ee saarneyd tan iyo sannadkii 1992-dii.
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta Axmed Madoobe ay ugu taageertay magacaabista maamulka…
June. 22 (Jowhar.com)-Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hahdlayay mamaulka cusub ee dhawaan madaxweynaha Jubalnd Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) u magacaabay gobolka…
Madaxweyne Xasan oo Lloyd J. Austin Kala hadlay qaadista cunqabateynta hubka Soomaaliya
June. 22 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin.
Puntland oo hanjabaad culus u jeedisay darawalo shacabka u garaacaya guryaha si ay uga barakacaan…
June. 22 (Jowhar.com)-Ciidamada Ammaanka ee maamulka Puntland ayaa celiyay, baabuur si xoogan saacadihii lasoo dhaafay dadka shacabka uga saaraya magaalada Garooowe.
Madaxweyne Xasan oo Washington DC kula kulmay Danjiraha Maraykanka ee Qaramada Midoobay
June. 22 (Jowhar.com)-Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo yeeshay wadahadalo dhinacyo kala duwan ah.