Browsing Category
NEWS
NEWS
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Gedo oo ka dagay Garbahaareey, kulamana la leh bulshada
June. 27 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha Gobalka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir ) ee uu Dhawaan magacaabay Madaxweyne Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka Degay magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
ATMIS oo saldhigyadoodii Sh.dhexe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka
June. 27 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in ciidamada ATMIS ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyeen saldhigyo waaweyn oo ay in mudo ah ku sugnaayeen.
Sarkaal Shabaab u qaabilsanaa weerarada madaafiicda oo gacanta lagu soo dhigay
June. 27 (Jowhar.com)-Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay shaqsi ay sheegeen inuu hoggaamiye u ahaa koox Shabaab ah oo maalin kahor madaafiic ku garaacday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada…
Qaramada Midoobe oo soo saartay digniin culus oo ku wajahan geeska Afrika
June. 27 (Jowhar.com)-Qaar ka mida hay'adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa dhacayaan gaajo iyo dhibaatooyin caafimaad, oo ay sababeen abaaraha, isbedelka cimilada iyo…
William Ruto oo ku hanjabay in ciidamada Kenya aysan ka bixi doonin Soomaaliya
June. 26 (Jowhar.com)-Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ay dhici karto inay sii joogaan dalka Soomaaliya kadib jadwalka ka bixitaanka ee ciidamada ATMIS ee la qorsheeyay.
Laamaha amaanka oo kulan deg deg ah ka yeeshay amniga maalmaha Cida iyo Xoriyada
June. 26 (Jowhar.com)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa shir guddoomayey shirka Amniga iyo Xasiloonida ee Maalmaha Ciida iyo Asbuuca Xuriyada, iyada oo ay shirka Ka soo qeybgaleen Taliyaha…
Hoggaamiyihii kooxda Wagner oo sheegay inaysan dooneyn inay afgambiyaan madaxweye Putin
June. 26 (Jowhar.com)-Hoggaamiyaha kooxda Calooshood u Shaqeystayaasha Wagner ee Yevgeny Prigozhin oo markiisii ugu horeysay hadlay tan iyo markii maleeshiyaadkiisa ay la wareegeen magaalooyin ayna ku dhowaadeen caasimada Ruushka ee Moscow…
Muuse Biixi oo soo bandhigay askarta looga dilay dadaagaladii u danbeeyay ee Sool
June. 26 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee magaalada Laascaanood oo labadii maalin ee ina dhaaftay uu dagaal culus ku dhexmaray ciidnakooda iyo kuwa SSC.
Madaxweyne Xasan oo xalay ka qeyb galay xuska munaasabada 26ka June
June. 26 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar…
Fallaagada Wagner miyay burburisay sheekada ah in Putin uu yahay lama taabtaan?
Caqabaddii ugu waynayd ee soo wajahday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo in ka badan 20 sano xukunka hayay ayaa fashilantay ka dib markii taliyaha calooshood u shaqeystayaal ah oo ciidamadiisa ku amray in ay Moscow tagaan uu si lama…
Alshabaab oo ku diley gudaha dalka Kenya shan ruux gubayna tuulooyin
June. 25 (Jowhar.com)-Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in shan qof ayaa la diley kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen laba tuulo oo ka tirsan degmada Lamu ee Koonfur Bari Kenya.
Maxkamada Gobolka Banaadir oo la horgeeyay Rag loo haysto Musuqmaasuq
June. 25 (Jowhar.com)-Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Agaasimihii hore ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo saddex masuul oo kale kuwaasoo loo haysto kiis Musuq maasuq ah oo ka…
Deni oo xilkii ka qaaday sarkaalka diidanaa doorashada iyo furitaanka dastuurka Puntland
June. 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa xilkii ka qaaday taliyihii gadoodsanaa ee ciidanka kumaandooska Puntland ee Danab Kornayl Jimcaale Jaamac Takar.
Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday askar ka tirsan ciidanka ilaalada wadooyinka Muqdisho
June. 25 (Jowhar.com)-Maxkamadda Ciidamada ayaa xukuno ku riday Sedax Askari oo kaalin kala duwan ku lahaa Muuqaal internet lagu baahiyay, taasoo fadeexad ku noqoay ciidanka ilaalada wadooyinka Xamar.
Siciid Deni oo xilalkii ka qaaday maamulka iyo saraakiisha ciidanka gobolka Nugaal
June. 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa xilalkii ka qaaday maamulka gobolka Nugaal iyo taliska ciidanka ee gobolkaasi, iyagoo xubno cusub soo magacaabay.
Madaxweyne Ruto oo beeniyay in dib u furida xadka Soomaaliya uu sabab u yahay kororka weerarada…
June. 25 (Jowhar.com)-Madaxweyne William Ruto ayaa meesha ka saaray in kororka weerarada Shabaab ay sabab u yihiin dib u furida xadka ay la wadaagaan Soomaaliya, isagoo ciidamada amniga faray iney heegan buuxo galaan.